Duqa Muqdisho oo Kulan Wadatashi ah la Yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Birmingham (Daawo Muuqaal)

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka UK ayaa si weyn ugu soo dhaweeyay dalkaas Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) iyo wafdi la socda oo howlo shaqo halkaa ku tagay. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa magaaladda Birmingham ee dalka Britain waxaa uu kulan wadatashi … Continue reading Duqa Muqdisho oo Kulan Wadatashi ah la Yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Birmingham (Daawo Muuqaal)